Baarlamanka Turkey oo ansixiyey in Sweden ay ku biirto NATO

ANKARA — Baarlamanka Turkey ayaa ugu danbeyntii ansixiyey in ay Sweden ku biirto gaashaan-buurta NATO kaddib labaatan bilood oo dib u dhac ku yimi.

Haddaba, arrinkani muxuu uga dhigan yahay Sweden, sidoo kale maxay arrintani uga dhigan tahay NATO in Sweden iyo Finland kusoo biiraan.

Warbixintan waxaa London kasoo diray Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

.

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.