Dhul-gariir xalay laga dareemay Xeebaha Jabuuti

JABUUTI — Waxaa xalay dalka Jabuuti laga dareemay dhul-gariir cabirkiisa lagu qiyaasay 5.4 cabirka dhulgariirrada.

Xarumaha la socodka dhulgariiradu ayaa qoray inuu ahaa kii ugu xoogganaa ee dhaca dhowaanahan. Faah-fahainta warkan waxaa Jabuuti ka soo dirtay Sagal Siciid.

.

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.