Deni oo sheegay in dowladda federaalka ay ka aqbashay gogol wadahadal

GAROOWE —  Puntland Siciid Cabdulahi Deni ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka aqbalay gogol wadahadal oo ay fidisay Puntland.

Dowladda Federaalka iyo Puntland ayaa waxaa u dhaxeeyey khilaaf tan iyo markii uu xukunka qabtay madaxweyne Xasan Sheekh, ayada oo Puntland ay sheegtay inay ka baxday federaalka.

Weriyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb ayaa faah-faahinta warkan soo diray.

.

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.