NISA oo sheegtay inay caalamka ka xirtay mareegyo ku xiran Al-Shabaab

MUQDISHO — Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA aya sheegtay inay hawada ka saartay mareego dhinaca Internet-ka ah, iyo akoonno WhatsApp ah, oo ay lahaayeen shaqsiyaad lala xiriiriyey ururka al-Shabaab.

Hay’adda ayaa hadalkan ku shaacisay qoraal ay soo dhigtay boggeeda X ee horey loo oran jiray Twitter.

Cabdicasiis Axmed Barrow ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.