Puntland: Sidee looga falceliyey shirka uu iclaamiyey Deni?

GAROOWE — Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyay gogol wadahadal ee lagu lafa guri doono arrimaha Soomaaliya, taasi oo Puntland dhigtay laakiin ay dowladda federaalka hogaamin doonto.

Tallaabadan ayaa waxaa u riyaaqay qaar kamid ah aqonyahanada iyo siyaasiyiinta oo ku sugan magaalada Garoowe kuwaas oo soo dhaweeyey shirka.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac oo Garoowe kula kulantay ayay u warrameen iyagoo muujinaya sida ay u arkaan.

.

.

Xigasho: VOA

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.