Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka oo dalbaday in la soo qabto nin xaaskiisa ku gubay Muqdisho

MUQDISHO – Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta ku dhaliilay hay’adaha amniga in aysan gacanta ku soo dhigin ninkii dilay xaaskiiisa oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis.

Xildhibaannada ayaa sheegay in aan la aqbali karin in wali uu gacanta caddaaladda ka maqan yahay eedaysanaha loona baahan yahay in ay soo qabtaan sida ugu dhaqsaha badan.

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.