Maamulka Koonfur Galbeed oo ka digay in la leexsado gargaarka bani’aadannimo

BAYDHABA — Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ka digay leexsashada gargaarka loogu talo-galay dadk baahan ee ay ku jiraan barakacayaasha.

Mas’uuiyiinta ayaa qabtay kulan looga hadlayey ka hortagga musuqa gargaarka bani’aadannimada. Warbixintan waxaa Baydhaba ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.