Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay duleedka Boosaaso

BOOSAASO — Shan qof ayaa ku dhaawacantay qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan laamaha amniga ee Puntland.

Dadka qaraxan ku dhaawacmay waxaa ka mid ah taliye ka tirsan laamaha amniga.

Faadumo Yaasiin ayaa warkaan ka soo dirtay magaalada Boosaaso.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.