Soomaalida Canada oo ka walaacsan Is-afragadki Itoobiya iyo Somaliland

TORONTO — Waxaa sii kordhaya walaaca Soomaalida ku nool qurbaha ay ka muujinayaan is-afagaradkii Somaliland iyo Itoobiya ay wada gaareen bishii hore ee ku saabsanaa badda.

Soomaalida ku nool dalka Canada ayaa qabtay kulamo looga tashanayo arrinkaas, kuuwaas oo ka dhacay magaalooyin ay ku jirto Toronto.

Xuseen Nur Haji oo Toronto ku sugan ayaa soo diray warbixintan.

.

Xigasho: VOA

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.