Qaar ka mid ah xildhibaanada Somaliland oo ka horyimid is-afgaradka Itoobiya

HARGEYSA — Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Somaliland ayaa maanta sheegay inay kasoo horjeedaan is-afgaradkii ay bishii hore magaa lada Addis Ababa ku gaareen Itoobiya iyo Somaliland.

Warbixintan waxaa soo diray Khadar Maxamed Cakulle.

.

Xigasho: VOA

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.