Golaha Shacabka oo mar kale maanta ka dooday wax ka beddelka dastuurka

MUQDISHO — Baarlamaanka Soomaaliya waxaa maanta kasii socotay doodda ku saabsan cutubka koowaad ee dastuurka oo wax ka beddelka ay kusoo sameeyeen guddiga madaxbannaan ee dib u eegista dastuurka, isla markaana ay ansixiyeen guddiyada arrimaha dastuurka ee labada aqal.

Maanta waxaa doodda baarlamaanka ka hadlay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

.

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.