Maxaa sababay hoos u dhaca weerarada Al-Shabaab ee Waqooyi-bari Kenya?

NAIROBI – Wasaaradda Gaashaandhigga dalka kenya ayaa sheegtay in wadashaqeynta ay la sameysay shacabka ay horseedday hoos u dhaca weerarrada kooxda Al-Shabaab ee gobalka Waqooyi-bari xilli dad badan loo xirxiray wadashaqeyn la tuhmay in ay kala dhaxaysay Al-Shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa difaacay hawlgallada laamaha ammaanka ay gobolka ka wadaan. Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan ka soo diray Garissa.

.

Xigasho: VOA

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.