Shirka horumarinta garsoorka Soomaaliya oo lagu soo geba-gebeeyey Kismaayo

KISMAAYO — Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo geba-gebeeyey shir looga hadlayey horumarinta garsoorka Soomaaliya, oo maalmahan halkaas ka socday.

Shirkan ayaa waxaa kaso qeyb-galay garsoorayaal ka kala socday dawlad goboleedyada iyo weliba guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya.

Faahfaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Xigasho: VOA

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.