Gabdhaha baranaya baabuur wadista oo kusoo kordhaya Muqdisho

MUQDISHO — Dumarka baranaya Baabuur wadista ayaa kusoo kordhayey magaalada Muqdisho bilihii dembe, iyadoo arrintaan la sheegay in ay xiriir la leedahay isbdelka xagga amniga ah ee ka jirta Muqdisho iyo nolosha dib usoo laabaneysa.

Gabdhaha baranaya baabuur wadista ayaa sheegaya in ay hadda hirgelinayaan himilo muddo dheer ay ku taamayeen.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan soo diray.

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.