Maxay Bulshada Rayidka ah ka tiri baaqashada shirkii Madasha Wadatashiga?

MOGADISHU — Qaar kamid ah bulshada rayidka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay baaqahsadii ku timid shirkii golaha wadatashagiga qaranka ee todobaadkan loo muddeeyay in lagu qabto magaalada Muqdisho, kaasoo uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud.

Haddaba warbixin ku saabsan waxa Keenay baaqashada shirkan oo dowladda Soomaaliya ay sheegtay inuu muhiim u yahay dardar galinta howlahha masiiriga ah ee dalka iyo saameynta uu ku yeelan karaa geeddi socodkooda ayaa waxaa noo diyaariyay wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Samakaab oo jooga Washington.

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.