Digniin laga soo saaray fatahaado laga cabsiqabo inay ka dhacaan Soomaaliya

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday inay feejignaadaan bulshada ku dhaqan deegaannada u dhow wabiyada iyo dooxooyinka biya mareennada ah, kadib markii gudiga gurmadka degdegga ah ee hey’adda Maareynta Musiibooyinka ee SODMA ay soo saartay digniin ku aaddan khatarta fatahaado laga cabsi inay ka dhashaan roobabka gu’aga ee ka da’aya Soomaaliya.

Warbixin ku saabsan digniinta iyo meelaha sida gaarka walaaca looga muujiyay waxaa noo haya Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab.

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.