Xogta digital-ka ee dalalka Afrika oo la isku dayayo in la mideeyo

Ha’yadaha ka shaqeeya xogta digital-ka ah ee qaarada Afrika ayaa raadinaya hal suuq oo xogta oo dhawrsoon ay iskaga gudbi karto xudoodahooda, taasi oo si weyn gacan uga gaysan karta caqabadaha haysta ganacsiga qaarada.

Khubarada hanaanka digital-ku ayaa Talaadadii ugu baaqay dalalka Afrika inay sameeyaan islamarkaana ay hirgaliyaan shuruuc ku haboon oo ilaalinaysa xogta dadka iyo ganacsigaba, kuwaasi oo horseedaya isbadal ku yimaada guud ahaan qaarada.

Warbixin uu arintan ka diyaariyay Maxamed Yuusuf, waxana soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.

xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.