Soomaalida oo si weyn uga dhex muuqata siyaasadda Minnesota

Soomaalida xubnaha ka ah labada aqal ee Congress-ka gobolka Minnesota ayaa ku guuleystay meel marinta sharciyo dan u ah bulshooyinka laga tirada badan yahay. Waxa kale oo ay meel mariyeen sharciyo caafimaad iyo waxbarasho lacag la’aan ah siinaya dadka dhowaan Maraykanka soo galay.

Haddaba istuudiyaha hadda waxaa nagu weheliya Samakaab Xuseen oo laga soo doorto degmada 65A ee magaalada caasimadda ah ee St. Paul ayaa nagu soo booqdey daartan VOA waxuuna u waramay Falastin Ahmed Iman.

Kaasi waxuu ahaa Samakaab Xussein oo laga soo doorto degmada 65A ee magaalada Caasimada ee St. Paul oo u warmayay Falastiin Axmed Iman.

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.