Soomaalida ka qaybgelaysa shirka YALI ee ka socda Washington DC

Ku dhowaad 700 dhalinyaro ah oo laga kala keenay dalalka Africa ayaa waxaa uga socdo magaaladan Washington, D.C. Shir loogu tababareyo hoggaaminta wanaagsan.

Shirkan oo sanadle ah ayaa 10 kii sano ee ugu dambeysey ka dhacayey magaladan, waxaana loogu magacdarey Mandela Fellowship.

Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayaa la kulantey Sucaad Cilmi oo kasocoto wadanka Jabuuti, Ugbaad Axmed Xaashi oo ah madaxa Somaliland Women Empowerment.

Waxeyna waydiisey ahmiyada uu u leeyahay inay yimaadaan shirkan.

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.