Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la yeeshay wafdi uu horkacayrey Denjiraha Finland ee Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi Finland ah oo uu horkacayrey mudane Pirkka Tapiola Denjiraha Finland ee Soomaaliya oo ay wehliyaan mudane Jussi Tanner Agaasimaha Guud ee adeegyada Qunsuliyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Finland iyo Nelli Mikkola, Kuxigeenka madaxa howlgalka ee xafiiska Soomaaliya Safaaradda Finland  ee Nairobi.

Inta uu kulanku socday arrimaha looga hadlay waxaa ka mid ah; Doorashooyinka, dagaalka Khawaarijta iyo Xasillinta.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.