Hay’adda NISA oo bur burisay Buunddo marin muhiim ah u ahayd Khawaarijta

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa burburiyay buundo macmal ah oo ay ka soo gudbeen Khawaarijtii ka dagaalantay Gobolka Shabeellaha Dhexe, taas oo ku taalla deegaanka Aw-baalle.

Howlgalkan oo lagu bur-buriyay gaadiid dagaal ayaa sidoo kale, lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad qorsheynayay in ay Buundada ka gudbaan si ay u gacansiiyaan maleeshiyaadkooda firxadka ah.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.