Wasiirka Isgaarsiinta oo sheegay in ay xukuumaddu ku shaqeyn doonta dhowaan xarunta xisbiga

Muqdisho – Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknolajiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Soomaali ayaa sheegay in xukuumaddu ay dhowaan toos ugu shaqayn doonto xarunta xisbiga oo laqalabaynaayo.

Wasiirka ayaa sheegay in arrintani lagu tilmaali karo mid muhiim u ah kana tarjumaya qorshayaasha horumarineed ee dowladda ee ku aaddan teknoolajiyadda iyo isgaarsiinta dalka.

” waxaa lagu tilmaami karaa arrin muhiim ah oo ka tarjumaysa qorshayaasha horumarineed ee dowladda ee ku aaddan teknoolajiyadda iyo isgaarsiinta dalka”.

Qorshahan ayaa muujinaya in dowladda Soomaaliya ay rabto in la horumariyo is-dhexgalka xogta iyo maaraynta shaqooyinka dowladda iyadoo la adeegsanayo teknoolajiyada iyo nidaamyo casri ah oo wax ku ool ah.

Yasin Liban Mohamed is a prolific author specializing in daily news from Somalia and global affairs. His writing covers a broad spectrum of topics, including politics, social issues, legal matters, and economic developments, offering in-depth analysis and insightful perspectives on both Somali and international events.