Khamiis: September 30, 2021
Dowladda Itoobiya ayaa dalkeeda ka caydhisey 7 sarkaal oo ka tirsan Qaramada Midoobey, waxayna u qabatay in 72 saac uga baxaan Itoobiya.
‘Persona non grata’ ayaa loo diray saraakiishan oo lagu eedeeyey faragelin.


Office Nairobi Kenya
