Qaraxyo ka dhacay dalka Afqanistaan oo ay ku dhinteen ku dhawaad 10 qof.


Axad: November 7, 2021

Qaraxyo ka dhacay dalka Afqanistaan ayaa waxaa ku naf waayay inta la xaqiijiyay 3 qof.

weeraradan ayaa ka dhacay gobolka Nangarhar ee ku yaalla bariga Afqanistaan waxayna dad goobjoogayaal ah sheegeen in qaraxyada ka dib ay maqleen rasaas.

Wararka ayaa intaa ku daraya in dadka qaraxyada ku dhintay ay dhammaantood rayid ahaayeen.

Kooxda la baxday dowladda islamka ayaa lagu eedeeyaa weerarada dalkaasi ka dhacay.

Office Nairobi Kenya