Axad: January 2, 2022
Sida aan ku helnay warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Xabsiga loo Taxaabay Taliyaha Ciidanka Koofiya Casta ee Madaxtooyada masuulka ka ah ,waxaana xiray Taliyaha Ciidanka Soomaliya Jen Oda waa.
Xirida Taliyaha Madaxtooyada ayaa timid ka dib markii 27.12.2021 Ciidamo dul dhigay Xafiiska Ra iisal wasaraha Ciidankaa oo shaqada u diiday Rooble Xaalkana Gaarsiin tagay Gacan ka hadal in uu ka dhaxo xarunta Madaxtooyada
Taliyaha ayaa laga xayuubiyey Darajada Ciidanka isagoona ku jira Xabsi Ciidan oo ku yaalo wasaarada Gaashaandhiga
Taliayaha Ciidanka Madaxtooyada ayaa Fulinaayey Amar habeenkii xili Danbe ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha muda Xileydkiisa Dhamaaday ee Farmaajo taa oo shaqada looga joojiyey Farmaajo
Office Nairobi Kenya
