Ururka Midowga Afrika oo hakiyey xubinnimada afar dal

isniin: February 7, 2022


Hoggaamiyeyaasha Afrika ee ku kullansan dalka Ethiopia ayaa cambaareeyay afgambiyadii dhowaa ee ka dhacay dhowr dal oo ka mid ah qaaradda.

Sarkaal ka tirsan Midowga Afrika ayaa sheegay inay xubinimadii ka joojiyeen afar waddan oo ay afgambiyo milatari ka dhaceen.

Sidoo kale dalalkkaas ayaa waxaa ka mid ah maali iyo Burkiino faaso

Office Nairobi Kenya