Madaxweynaha Ethiopia iyo wafti ka socda QM oo gaaray magaalada Jigjiga


Talaado: February 8, 2022

Waxaa caasimada deegaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga soo gaaray Madaxweynaha dalka Itoobiya Sahle-Work Zewde iyo ku-xigeenka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Aamina Jane Maxammed.

Safarka mas’uuliyiintan ayaa kusoo beegmayaa xili ay kasii darayso abaarta ka jirta deegaanka.

Office Nairobi Kenya