Dalka New Zealand oo sheegay in ay Hub dawo siinayso Dalka Ukrain.

Isniin: March 21, 2022

Dalka New Zealand ayaa ballan qaaday inay siinayso Ukraine lacago dheeraad ah oo gaaraya ilaa $3.46m, shidaal,qalabka isgaarsinta iyo daawooyin.

Ra’iisul wasaare Jacinda Ardern ayaa sheegtay in lacagtan loo sii marin doono sanduuqa Nato oo qalabka isgaarsiinta iyo agabka gargaarka degdegga ah siiya ciidamada Ukraine.

Office Nairobi Kenya