Ciidanka xoogga Dalka oo galbeed Beledweyn ka sameeyay howlgallo lagu xoreeyay 3 deegaan oo dhaca galbeedka Beledweyn.

Arbaco: AUGUST 24, 2022

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kashanaya dadka dega deegaannada galbeed ee Beledweyn ayaa sameeyay howlgallo lagu xoreeyay 3 deegaan oo dhaca galbeedka Beledweyn.

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kashanaya dadka dega deegaannada galbeed ee Beledweyn ayaa sameeyay howlgallo lagu xoreeyay 3 deegaan oo dhaca galbeedka Beledweyn.

Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasadda iyo maaliyadda Gobolka Hiiran abuukar Cabdulahi Maadey ayaa sheegay in howlgalkan ay ka qeyb qaadanayaan dadka deegaanka.

Taliya ku-xigeenka qeybta 27aad ee cidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Col Isaaq Shambal ayaa shregay in howlgalkan uu yahay mid lagu so afjarayo maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Office Nairobi Kenya