Madaxweyne Xasan Sheekh oo sifo cajiib ah ku macneeyey ‘guul darada’ Al-Shabaab

Sabti: december 17, 2022

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka wuxuu kala qeyb galay, isku soo bax balaaran oo lagu taageerayay halganka dib u xoreynta ah dalka ka socda.

Madaxweynaha ayaa khudbad ka hor jeediyay boqolaal dadweyne Soomaaliyeed ah oo ku nool Mareykanka, wuxuuna sheegay in awood ahaan iyo dhaqaale ahaanba looga adkaaday kooxda Al-shabaab.

Office Nairobi Kenya