Canada oo sharci u diiday Soomaali kusoo gashay baasaboorada dalal kale

TORONTO — Dhallinyaro badan oo Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in dhawaan ay dalka Canada ku galeen baasaboorro ajnabi ah, kuwaasoo dowladda dalkaas aysan siinin magangalyo, sababo la xiriira baasaboorradaas ay wataan.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Maryan Ismaaciil, oo ah la taliye ka shaqeysa arrimaha soo galootiga gobolka Ontario ee dalka Canada.

___________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.