Askar Mareykan ah oo lagu la’yahay Gacanka Gacmeed oo la baadi goobayo

WASHINGTON — Maraakiibta iyo diyaaradaha Mareykanka ayaa dadaallo ka wada xeebaha gacanka Cadmeed si loo soo helo labo askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka oo la la’yahay.

Warbixin ay wakaaladda wararka Associated Press ka qortey arrintan waxaa soo koobaya Falastiin Axmed Iimaan.

.

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.