Xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed ee kasoo gudbay xadka Mareykanka

WASHINGTON — Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dhallinyarada Soomalaiyeed ee dalka Mareykanka ka soo gala xuduuda koonfureed ee uu la wadaago Mexico.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

.

.

Xigasho: Bandhigga VOA

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.