Soomaaliya oo codsatay in la soo geba-gebeeyo howlgalka UNSOM

MUQDISHO — Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in aan dib loo cusboonaysiin Qaraarka tirsigiisu yahay 2705 ee uu ku howlgallo Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).

Qaraarkan ayaa waqtigiisu ku egyahay bisha December ee sanadkan.

Warbixin kooban oo codsigan ku saabsan waxaa Muqdisho nooga soo diray wariyaha VOAda Cabdicasiis Barrow.

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.