Xaaladda barakacayaasha ku nool deegaanka Tawakal ee ka tirsan degmada Afgooye

Mas’uuliyiin katirsan maamulka Koofur-Galbeed iyo Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya ayaa booqday qoysas barakacayaal ah oo ku nool deegaanka Tawakal ee degmada Afgooye.

Mas’uuliyiinta ayaa u kuurgalay daruufaha nololeed ee ay ku jiraan barakacayaasha. Haddaba, xaaladda dadkaan ayuu wariyaha VOA-da ee Baydhabo, Mukhtar Catosh ka wareystay, Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha hoose, Maxamed Ibraahin Barre oo kamid ahaa mas’uuliyiinta deegaankaas gaaray.

Xigasho: VOA

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.