Afhayeen loo magacaabay Ciidamada Xoogga Dalka

Muqdisho | QOL | Augusto 14, 2017 – Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Afhayeenka ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka ayaa waxaa Afhayeenka Ciidamada Xoogga dalka Soomaliya loogu Magacaabay Dhamme C/laahi Iimaan Ceynte oo sidoo kale ah Agaasimaha Guud ee Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista

aaaaaaaaaaaaaaaas

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *