AKHRISO:-Beelihii ku dagaalamay Sool oo Heshiis ku gaaray Jigjiga

Mogadishu | QOL | December 08, 2018–Beelihii dhawaan ku dagaalamay Deegaano ka tirsan Gobalka Sool ayaa waxaa heshiis ku gaareen Magaalada Jigjiga.

Dhanacyadii isku hayay Deegaanka Dhumay ee Gobalka Sool ayaa waxaa ay balan qaaday in mar dambe uusan soo laaban doonin dagaal uu ka dhaco Gobalkaasi.

Waxbyaabaha lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ahaa in Beeshii weerar ku qaadda Magaalo ay deggantahay beesha kale laga qaado lacag dhan $100,000 (Boqol Kun ) oo doollarka Mareykanka ah.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *