Meelaha laga arkay Bisha Ramaddaan

Muqdisho | QOL | May 05, 2019 –Warbaahinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay in bishii Ramadan laga arkay degaanka H̨awţah Hautat Sudai, islamarkaana maalinta berri ah ay tahay Soon.

 

Xarunta quburada cilmiga xiddigista ee dalka Imaaraadka ee degaanka Jebel Hafeet ee magaalada Al Ain ayaa shaaca ka qaaday in ay ay qalabkooda fogaan aragga sida ka muuqata sawirka ay bishii Soonqaad arkeen sida ay ku sheegeen bartooda Twitter-ka.

 

Wali dowladdaha Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga si rasmi ah  uma xaqiijin in ay berri tahay Soon.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *