DEG-DEG:-Imtixaanka Dawlada Oo Lajoojiyey

Muqdisho | QOL | May 13, 2019–Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa sheegay in la joojiyay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee Dalka, kaas oo dib loo qaban doono 27-da Bishan May.

Kadib Markii La-ogaaday In Labaahiyey Imtixaankii si hordhaca ah  Oo Ay  Arada Qaarkii Haystaan Qashka Imtixaanka Ay qaadayso Dawlada Soomaaliya

Isha Sonna 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *