Sawiro:-RW Khayre Oo Goordhaw Kasoo Ambabaxay Dhusamareeb

Muqdisho | QOL August 03,, 2019 —Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareb ku sagootiyay Raiisal wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo mudo afartan maalmood ah kusugnaay Galmudug

Isaga oo manta Muqdisho Kaga Qayb gali doona Aaska Gudoomiyaha Gobalka Bandir Eng Yariisoow Oo Ugeeriyooday Dhaawicii Kasoogaaray Qarxii ka dhacay Xarunta Gobalka Todobaadkii Horre

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *