SAWIRO: Wararkii ugu dambeeyay qabanqaabadda Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland

Muqdisho | QOL | October12 -2019 —Qabanqaabadii ugu dambeysay ee Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka bilaabatay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.

 

Ciidanka Jubbaland ayaa si weyn u adkeeyay Ammaanka Magaalada Kismaayo, waxaana Xaafaddaha kala duwan ee Kismaayo ka socda howlgallo lagu xaqiijinaayo Ammaanka.

 

Waxaa lagu waddaa in ay ka qeyb galaan Xafladda Caleema saarka siyaasiyiin, Xildhibaano ka tirsan Labada Gole iyo marti sharaf kale.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *