Kulankii Golaha Shacabka oo furmay iyo Guddiga doorashooyinka oo hortagay

Mogadisho  –December 14 , 2019 | QOL |   –Waxaa Goordhow Furmay Kulankii 22-aad Kalfadhiga 6-Aad ee Golaha Shacabka BJFS Waxaana Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo guddoomiye ku xigeenadda kowaad iyo Labaad ee Golaha Shacabka.

 

Kulanka ayaa ku furmay 143 mudane.

 

Ajendaha Kulanka ayaa ah warbixinta Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Sii Wadida Akhrinta 2aad ee Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo ay maalmahan ka doodayeen xildhibaanadda Golaha shacabka

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *