Mogadisho –December 25 2019 | —Madaxweynaha Brazil Jair Bolsonaro ayaa lumiyay xasuustiisa kaddib marki uu kufay oo uu madaxa dhulka ku dhuftay.
Wareysi lala yeeshay Talaadadi ayuu madaxweynahan 64-jirka ah ku sheegay in uu ku taraaraxay musqul ku taalla qasriga madaxtooyada, taasoo keentay inuu madaxa ka dhul billaabo.
https://www.facebook.com/RadioRisaala/videos/1440088622813780/
