Wasiir Ducaale” Waxaa jira dowlado nala soo xiriirey si ay dhaawacyada u qaadaan”

Mogadisho  –December 29–2019 | —Wasiirka Amniga oo faah faahiyey sida ay u socdaan Gurmadka dadkii ku dhaawacmay qarixii shalay oo qaarkood dibadda loo qaadayo.

 

Wasiirka Amniga oo sidoo kale ah Guddoomiyaha Guddiga ee uu Magacaabey Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in Dowladda Qatar ay sidoo kale la soo xiriirtay si ay dhaawacyada qaar u qaado.

 

 

 

Dadka Maanta la qaaday ayaa waxaa ku jira meydadka laba Injineero oo u dhalatay dalka Turkiga,kuwaas oo kamid ah dadki ku waxyeeloobey qarixii ismiidaanta ahaa ee shalay ka dhacay Muqdisho.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *