Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Mogadisho  –December 29–2019 | —Kal-fadhiga 6-aad kulankiisa 4-aad ayay si wada jir ah u leeyhiin xillibaanadda labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya, waxaana ajandaha laga hadlaayo uu yahay Akhrinta 2-aad ee warbixinta hindise sharciyeedka miisaaniyadda qaranka 2020-ka.

 

Kulanka waxaa si wada jir ah u shir gudoominaya gudoomiyayaasha labadda aqal ee Golaha shacabka iyo kan aqalka Sare ee Soomaaliya.

 

 

 

Guddoomiyaha guddiga maaliyadda iyo miisaaniyadda ee barlamaanka Soomaaliya xillibaan Maxamuud Siraaji ayaa xillibaanada labada aqal u akhriyay warbixintaasi, waxaana hadda soconaysa dooda warbixinta ay soo jeediyeen gudiga maaliyadda ee golaha shacabka.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *