Wasiir ka mid ah maamulka Koonfur Galbeed oo iscasilay

Muqdisho | QOL | Sabsti   , March 21, 2020 —Wasiirka Dastuurka Maamulka Koonfur Galbeed Aadan Xasan Maxamed, ayaa sheegay in uu maanta is ka casilay Xilkii uu ka hayay maamulkaas, isagoo sido kale ka dalbaday qof kasta oo wax ka tabanaya in uu iska cafiyo.

 

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Wasiirka uu isku casilay sababo la xariira Khilaaf ka dhashay Xildhibaanada cusub ee dhawaan lagu dhawaaqay.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *