Madaxweynaha HirShabeelle oo magacaabay wasiiro cusub.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha HirShabeelle  oo lagu magacaabay seddax wasiir oo cusub.

Muqdisho /Qol/  March 9, 2021 

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Cali Guudlaawe ayaa maanta lagu magacaabay seddax wasiir oo cusub.

Hoos ka akhriso wareegtada

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa Maanta Magacaabay seddex Wasiir oo ka mid noqonaya Golihiisa Wasiiradda Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa.

Wasiirada la Magacaabay ayaa kala ah:

  1. Maxamed Cumar Ceymoy Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka.
  2. Xil. Saalax Maxamed Xasan Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Tamarta.

3.Xil. Saadaq Salaad Warsame Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga.

-DHAMMAAD-

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya