Gobolka Victoria Australia oo weli saaran xayiraaddii Xanuunka COVID-19

May 30 2021


Gobolka Victoria ee dalka Australia waxaa weli saaran xayiraaddii dhawaan lagu soo rogay, waxaana meelaha ay saameysay ka mid ah goobaha waxbarashada, si loo xakameeyo faafitaanka xanuunka COVID-19.

Dadweynaha ayaa is weydiinaya inta cishe oo ay saarnaan doonto xayiraadan, iyadoo wasiirka caafimaadka ee dowladda Federalka Greg Hunt uu ku tilmaamay mid aad loogu baahanaa marka ay noqoto xakameynta xanuunkan, laakiin ay ka xunyihiin xayiraadaha ay soo rogeen.

Sidoo kale  Gobolka Victoria ee dalka Australia ayaa waxa uu Noqonayaa gobol uu ku soo lab laabtay Xayiraada, Xiligii uu jiray Xanuunka COVID-19oo aduunka dhibaato dhaqaale wax barasho isku socod ku haya labadii sano ee la soo dhaafay.

Office Nairobi Kenya