Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddiga Dib u heshiisiinta Gedo

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gedo oo ka kooban afar xubnood oo heer Wasiir ka socda afarta Dowlad Goboleed ee Puntland, Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed, kuwaasoo safar ku tagaya Garbahaarey.

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________