Author: QOL Editor

Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.
Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka G/Banaadir oo si cad u beeniyey eedeymaha Shaqsiyaad ka tirsan Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka

Muqdisho | QOL | 25 Noveembar 2018 – Maamulka Gobolka Banaadir, isagoo ka falcelinaya qoraalka kasoo baxay…

Posted in WARARKA MAANTA

Hanti dhowrka guud oo qoraal jawaab ah ka soo saaray kiiska musuq-maasuqa xukuumadda

Muqdisho | QOL | November 24, 2018 – Hanti dhowraha guud  ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye)…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo soo gabagabeeyay booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay Talyaaniga

Istanbul, Nofeembar 23, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabogabeeyay booqasho rasmi…

Posted in WARARKA MAANTA

Minister welcomes ITU resolution on Somalia

Mogadishu | QOL | November 22, 2018 –  The Minister for Post, Telecom and Technology, H. E….

Posted in WARARKA MAANTA

Ka qeyb qaado una hiili horumarka Degmada DAYNIILE.

Muqdisho | QOL | November 21, 2018 – Shir ay isugu yimaadeen Hogaanka dhaqanka, waxgaradka, siyaasiyiinta, aqoonyahanka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Talyaaniga Mattarella oo ka wada hadlay fursadaha iskaashi ee labada dal

ROME | QOL | 21 Nofeembar, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintiii labaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dhallinyarada oo ka arrinsaday horumarka iyo ammaanka Gobolka

Muqdisho | QOL | Nofeembar 21, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cismaan…

Posted in CIYAARAHA WARARKA MAANTA

Dr. Cali Cusmaan: “Maxuum Cabdi Dheere halyeey aan la’iloobi doonin”

Atlanta, GA – USA | QOL | November 21, 2018 – Isboortiga waa awood wax weyn ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya oo ka wada hadlaya dhammeystirka heshiiska iskaashiga saddex geesoodka ah

Gondar, Nofeembar 09, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo Bulshada Dayniile ku boggaadiyey dadaalladooda Nabadda iyo Is-dhexgalka.

Muqdisho, Nofeembar 08, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow)…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho “ waxaa bilowday Ololihii Xoolaha looga nadiifinayay Jidadka Caasimadda”

Muqdisho, Nofeembar 07, 2018 — Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Waaxda Nadaafadda ayaa bilowday olole lagu aruurinayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shariif Xasan oo is-casilay kana haray DOORASHADA madaxweynaha K/Galbeed

Baydhabo | QOL | November 7, 2018 – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan…